Duration 7:20

WATAN JAWAABTOODI | | DADKII IGA DHAMAN .

20 708 watched
0
3.1 K
Published 19 Aug 2020

INSTAGRAM :AXMED_FJ SNAPCHAT :AXMEDAK47723 FACEBOOK :AXMED ZAKI #kaftan WELCOME TO : MY CHANNEL I CAN'T WAIT 200k SUBSCRIBE THANKS

Category

Show more

Comments - 547
  • @
    @axmedfjofficiall4 years ago Asxaaptayda farxad warta igu nolada wan idin jecalgay. 401
  • @
    @SheekoCabsi4 years ago Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janalkeega booqato? 149
  • @
    @zalmaqueen42134 years ago Axmed fj huuno iinolow jiidhkeygii from hargysa somaliland hoygii fanka. 22
  • @
    @sahraofficial21934 years ago Mansha allah walalkay ahmed fj ha ubixin marwalba waad gulaysanaysa. 15
  • @
    @khadraheegan56654 years ago Wlhi run baan moode wllkey axmad fj hore usoco mansha alh. 19
  • @
    @abdimalikmohamedali54794 years ago Wlhi markii hore run u haytay lkn gadaal wad iga qoslisay ahmed fj. 23
  • @
    @raaqiyajanno8614 years ago Axmed adna mad bilawday keep going videoga inta hore iyo inta danbaan daawaday. . . . . .
    prank . 15
  • @
    @iidmuuse97304 years ago Way ino tahay wad naga yaabsate ahmed fj waxed nin culus nolow intay nololi jirto. 17
  • @
    @wardamuuse53854 years ago Cadowgaaga alle hajabiyo from hargaysa. 1
  • @
    @hudaahmed88334 years ago Maasha allaah wllkey ahmed fj legend horu soco cidna haw joojin wll qli.
  • @
    @axmettbarre96904 years ago Wad ba naga nixisee sxb keep going nin qalbi safi ah cid hor istagi ka dha majidhe. 10
  • @
    @N_F_MUZIC_OFFICIAL4 years ago
    allaan kugu dhaarshe ii saar subscribe walaal qalli .
    31
  • @
    @ayanbadanxusen33314 years ago Wallahi waan kugartay kawaran barkiga. 4
  • @
    @khadijsibrahim81114 years ago Asc. Walalo. Ahmed. Fj. Allah. Ha. Ku. Xafido. Amin.
  • @
    @qadroaxmed96584 years ago Wakaxumahy wll qali dadka kucaynayo waadad xun axmed wll isdiji wll qali wana kujecelnahy ha ujibin cadawgaag.
  • @
    @foosiyaofficial87354 years ago Keep going dear brother
    wey kaa muuqataa in aad careysanty wlhy.
    21
  • @
    @axmettbarre96904 years ago Axmed fj waxn idin leeyahy ka dhamaada waa nin qalbi nadiif ah isago laxumeeyy buu qarinaaya dadki xumeeyay poe qalbi safi ah bd lee dahy. 33
  • @
    @Melody-rr4tg4 years ago Maasha. Allah ahmed walal. Hore. U. Soco.
  • @
    @lulofficialchannel43374 years ago Maasha allah hore u soco my wllkey waxba kama qaadeya keep going. 2
  • @
    @adontiialle27484 years ago Walalky hooyady iidhashy ookale ayad wlhi ila tahay my prother ahmed fj legend of the legend wlhi sabab la an ayan allah dartii ku jecelahy prother.
  • @
    @sacdaahmedgyygg58134 years ago Wllky keep going farxad ku nolow ciid ka xuna cagta hoosteda. 3
  • @
    @cawoosman17374 years ago Cadowga haw jabin wll qali keep going sharaf kunolow alle haku dhawro adi iyo.
  • @
    @abdiraxinxusenofficial14374 years ago Saxib qali cadowgado cagta kahose wax ey kaqadi karan malee inta kujecel aya kabadan keeb going broo.
  • @
    @muuseshukri77094 years ago Sobadi shekoyinka sida tano kale ah, ahmed jy. 1
  • @
    @newmusicofficial38974 years ago Cadowgaga ha u jabin lpx ahmed fj keep going proh.
  • @
    @idilbinuidiris36504 years ago Hau joojin bro cadawgaga cagta hoostisa hore u soco wll axmed fj one tagero buuxdan kuu ahayi.
  • @
    @raymabintuwarsame85834 years ago Kkkk ax runtii waan xanaaqsanaa lkn ugu dambayntii waad iga qoslisay hore usoco wllky qaali.
  • @
    @bukhaaricadde88314 years ago Hory usoco wlky qli xumaan alle kumatuso cadawgaga alahajapiyo. 2
  • @
    @bileahmed4 years ago Sxb axmed dadkaa kaa dhaman la waxay ka masayr sanyihiin guulaha ad gartay ogawna caqabafuhu waa furaha hor marka sxb keep going. 3
  • @
    @sacdiyo48734 years ago Wlhi wad naga washay fj wn naxay wlhi love you my brother. 2
  • @
    @ayaanhaggi3774 years ago Ahmed fj bro qofku markuu caanyahy waliba lajecelyahay waxa spobaxaya dad badan oo kasoo horjeeda lkn dhag haw dhigin waayo waxa ka badan inta kula jirta ee ku jecel keep going wll. 1
  • @
    @Selma125684 years ago Axmed fj cid wax kaa qaadi karta ayaan jirinba cadowgaaga u noolow my brother.
  • @
    @bbenacnac4 years ago Ahmed fj wax yaro qalbi xab xaba hory usoco brother
    prank.
    80
  • @
    @filsansaid92824 years ago Masha allah ahmed fj keep going wll kali wa naxaay ruun baa modaay caad baan gu tageraa wll kali.
  • @
    @sjsjswwnwm33444 years ago Walhi sxb nin qakbi nadiif ah tahy ka muqata horey usoco wallkey m. A saas kusoco waliga keep going waligey qof keep going madhihin adi igu ka horeysa waana uqalanta horey usoco wllkey.
  • @
    @ibrahimyemeni82824 years ago Iska qabo qofkow yahaybo one love brother keep going.
  • @
    @nimcosagal66464 years ago Iga tag waad iga nixisee wllky keep going
    sheko cusub la timid.
  • @
    @abdikani254 years ago Ahmed fj ha u ujoojin wxay doonayaa hasameeyeen.
  • @
    @xamdigarass71904 years ago Axmed fj asxaabta cadiyaa ugu wali karta horay usoco dadkoo dhan way ku jecelyihiin tageero one ayaa ku ahay.
  • @
    @ikranyareyhaji74314 years ago Powe ahmed fj aad baku jclhy ilahy wax ku dhipa kuma tuso.
  • @
    @mahduushduaale40104 years ago Hhh keep going pro wallhi waa naga yaabstaye wll.
  • @
    @deeqacismaan20184 years ago Waa kaa dhashena qalbi saafiga keep going huno from ma. 1
  • @
    @nimcoabdi94464 years ago Masha allh axmed fj official wllo qaali.
  • @
    @yahyekuriya8854 years ago Axmed fj nacbka hajabo zhp hore uu soco.
  • @
    @calihanadvlogs35664 years ago Nin aan cadow lahayn maha qof jira
    go forward bro.
    10
  • @
    @fatxiyacarab59374 years ago Axmed fj waan kutageera horey usoco wllo. 2
  • @
    @salmahassanhassan304 years ago My brother keebgoing cadawgagu cagta hoosti dhag hawdhigin cadawga ga keebgoing io ninkan nodaya hadi kale ogada inaad lakulmaysan wx idinka yaabiy id="hidden5"a pls nodaya axmed allow cudur waxdila iyo isha cawri kulul iyo cadawga kahay. ...Expand 17
  • @
    @hoodomaxamud3644 years ago Cadawgaaga hoos ayaan leeyhay my dhiigayga waliga jiro joog ayaan ku leeyahy ahmed fg. 2
  • @
    @shankaroon72584 years ago Waxaad tahy ninka you tube ka ugu dagan you tube layda somaliyeed waanba yabaye markan maqlay hadaladaada wlhy caadibaad nooga washy sxb keep koin my pro lagen axmed fj. 1
  • @
    @najum12764 years ago Ahmed fj guulayso ayan kulenahy marwalba wll.
  • @
    @sacdiaabdiaziz28644 years ago Waxatahy qof aad iyo aad fiican runtii keep going brother
    prank weye.
  • @
    @cloud74244 years ago Salamad wad iga nixisay wll qali ilahey haku xafido.
  • @
    @shamhadjamuus49644 years ago Walaal iska cafi waxa ay ahayenba walhi wa runta qof laguma xadkudba abwe qaliah guuleyso.
  • @
    @jamaalofficial6644 years ago Haw bixin wllo axmed dadka kugu mashquulaya xaasidka iska badn keep going. 3
  • @
    @samaraaragsan16794 years ago Wllhy aad u naxay ax
    keep going axmed fj from muqdisho.
    1
  • @
    @wiilkadariskagabadhoodagaa48434 years ago Ahmed fj codowga allh kaa qabto my brother. 2
  • @
    @hamdaahmed93864 years ago Wllky axmed fj horu soco waxan ku leeyahy nacabku darbiyada ha jiidho cadwgagu cagta hoosteda wllky waa xamda abdi raxmn oo kala so hadlysa hargysa wllky . ...Expand
  • @
    @As-jk2cp4 years ago Dhegba ha u dhigin pro waxaan ku leeyahay keep going.
  • @
    @nimcomuse1834 years ago Wlhi wan cadhoodayba wxn is laha muu soo dhigo dadkas ciil baa i hayay wllkay waxad tahay qof qalbi ficn dadka qalbiga fiicana cid ba isma qabsadan hore u soco insha allh. 1
  • @
    @hoodoyousuf20604 years ago Hhh walhi waan xanaaqsana lakin waad iga qoslisay my dear pro ahamed lakin saaso kale ha noo kicin dhiiga waan ku jecelne.
  • @
    @beelakiin36034 years ago Horay usoco wllkey ha u joojinin cawaanta.
  • @
    @updyrazaaksomali25934 years ago Madaxa lipaxaynta iyo qaptah ahmet fg lipaaxaynti hargysa wadaaye.
  • @
    @xamdaaadan99344 years ago Walalkay dadka xun iyaga xun lkn adiga waxb kama qadayan wayo adigu wax tahay qof qalbi nadifa wll cadawga u nolow.
  • @
    @ahmedmohamed-ys8mk4 years ago Team fj hargaysa ciyaalka abti malaha inama yaqaanaan.
  • @
    @maclowofficiall79854 years ago Legend caan bixin ayey u bahanyihiin ee
    ha u jawaabin bro dadka noocaas ah.
  • @
    @raymabintuwarsame85834 years ago Axmed fj wllky qaali guushu waa dhankga. Cadowgaa maciilboxo ilhay ha ku garabgalo ilhay ha kulajiro guulayso markasta. 1